Qeexid

"Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay."

Qeexid Xigta

H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hantidhawr oo kali ah:
  • Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay Jamhuuriya uga warramay qaddiyadda musuqmaasuqa Hantidhawrka Guud ku eedeeyey ee maxakamadu ku xaalaalaysay in xabsiga loo taxaabo.
  • Si loo xakameeyo lunsiga iyo ku takrifalka hantida qaranka waxa lama huraana in xukuumaddu gacan ku siiso hantidhawrka guud gudashada waajibaadkooda, korna loo qaado miisaaniyaddooda si ay dardar u geliyaan hawlahooda.