Qeexid

"meel cidla ah oo halis ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hantaaq oo kali ah:
  • Waa in la helaa cidii hantaaqday oo sharciga la mariyaa.
  • Faransiiska oo uu ka maqnaa Zinedine Zidane ayay ugu biirtay hantaaqo kale markii tiirka dhexe ee difaaca Frank Leboeuf, uu dhaawac gaadhay, taasna ay keentay in wax laga beddelo qaabka ciyaarta.