Qeexid

"(-do, m.dh) Dhul gariir iyo dabayl xooggan oo ka dhasha meel qarax weyn iwm ku dhacay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hansad oo kali ah:
  • Weftigaas oo uu wenedhe ka ahaa Liqaanaha xukuma dabaqoodhiyada gobolka shanle ee soomaalidu degto intii ay safarkooda ku jireen waxay sahansadeen dekeda Berbera iyo baliga madaw.
  • Xisbiyaddu waa hab cusub oo ay Soomaalidu, mar dhandhansadeen laakiin dhandhankaasi in badan ayna soomaalidu macaansan.