Qeexid

"Onkod, gugac."

Qeexid Xigta

Qarax, biriq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanqar oo kali ah:
  • Bandowgan oo bilabanayey maqribnimadii xalay ayaa dadka deeganka u hogansamen iyadoo magaalada ay aheyd mid shanqar la’aan ah.
  • Kolba anniga oo gama' u heensaystay ayuun bay odhaahdaasi gudahayga ka shanqartaa, markasan isla oogsadaa oo buuq iyo bulxan gudahayga ka dhex bilaabmaan.