Qeexid
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qas; qulqulad; wareer.
Qeexid Xigta: Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qas; qulqulad; wareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo.
Qeexid Xigta: ld hanqalooqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: ld hanqaloocso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Onkod, gugac.
Qeexid Xigta: Qarax, biriq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hanqalooc1, hanqaloocid, hanqaloocsad, hanqaloocs hanqaloocsi m.l ld hanqaloocsasho.
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
Qeexid Xigta: Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhalaal badan bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof u caga-jugleyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hanqaloocsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isxilsaar; aabayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hanqaarmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hanqajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]