Qeexid

"Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanqal oo kali ah:
  • Adiga ayaase sheegaya, inta uu hanqalka la soo kacay, nin hurdayna isu arkay ayuu hoosta ka xariiqay inuu inan yar guursado.
  • "Dowlada iyo shacabka oo iskaashanaya way ku filan yihiin inay ka hortagaan kooxaha naga soo horjeeda ee u hanqal taagaya inay Dalka la wareegaan oo isla markaana bur buriyaan dowlada Soomaaliyeed " ayuu yiri Mr.