Qeexid

"Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola."

Qeexid Xigta

Booli; xaaraan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hano oo kali ah:
  • Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in xayiraada ay kusoo rogeen dekedaha iyo garoomada ku yaala inta badan koonfurta Somalia ay tahay mid looga hortagayo in hub iyo dagaalayahano shisheeye ah ay u yimaadaan Mucaaradka.
  • Ronaldo, wuxuu Real Madrid ku yimid heshiis uu qiimihiisu dhan yahay 20 Milyan oo Gini, iyadoo ay kooxda ay haysato ciyaaryahano kale oo ay ka mid yihiin Zinedine Zidane, Roberto Carlos iyo Raul.