Qeexid

Wax hannaan wanaagsan u yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hannaani oo kali ah:
  • “Wuxuu ahaa mu’alif hal-abuur ah, mulax hannaaniya hab-dhaca muusikada loogu jaan-gooyo heesaha, Heesaa iyo weliba mumasil (Jilaa).