Qeexid

"Wax si wanaagsan u agaasiman."

Qeexid Xigta

Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hannaan oo kali ah:
  • Waxay u gudbeen in ay isla meel-dhigaan qodob muhim u ah: habka iyo qaabka is-aragga iyo hannaanka wada-socodka.
  • Nidaamka dalka Faransiiska oo ah mid aan kala caddayn, ayaa had iyo jeer muran gelisa hannaanka Siyaasadeed ee dalka, iyada oo inta badan uu Madaxweynuhuna ka soo jeedo xisbi Ra’iisal-wasaaruhuna uu ka soo jeedo Xisbi kale.