Qeexid

"Dembi ah wax ka baxsan ballannada herinta ama xeerka qofkii ku xad gudba ayaa la yiraahdaa (hannaa gashay) waxaana ugu culus, u galmoodka naageed inta ugaarsiga lagu jiro ama loo tabaabushaysanaayo, siiba waqtiyada oroobka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanna oo kali ah:
  • Is-biirsiga arrimahaasu wuxuu DFKMG ah geyaysiiyey in ay gudan kari weydo xilalka muddada ku-meel gaarka ah sida sugidda nabadda iyo xasilloonida, dib-u-heshiisiin, diyaarinta dastuur federaal ah iyo hirgelinta hannaan federaal ah.
  • Af hayeenku waxaa uu afkiisa ka dhowray wax la yiraahdo dowlad, isaga oo ku tilmaamay in degaannada ay gacanta ku hayaan ay ugu yeeri doonaan culimmada diinta, aqoonyahannada iyo bulshada qeybaheeda kale si ay maamul u dhisaan.