Qeexid
Nafley da' yar ku dilid.
[-iyay, -isay]
hanjeeliyay
hanjeelisay
f.g2Nafley da' yar ku dilid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg hanjeeli. ld hanjeelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hanjeelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hanjeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Rabitaan qof rabo in uu ka hadlo mar kasta meel hadal lagu hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hanjaleeli. ld hanjialeelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hanjaleelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Miraha higlaha oo bislaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: ld hanjab.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-canjeel, m.dh) Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld hanjabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Gocoso gacan qob uga saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. ld hergeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hanjabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]