Qeexid

"ld hanjabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanjabo oo kali ah:
  • Kuwa kale ayaa ku mutaystay in loogu hanjabo dil.
  • Waxa jirta marka xaga Puntland looga soo hanjabo waxa uu odhan jiray caruurta ayaan ku korsanayaaye iska kay daaya, anaga oo arimahaas oo dhan og ayaanu hadana tii aanu tixgalinaynay tixgalinay.