Qeexid

"U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanjab oo kali ah:
  • Waxayna sameeyeen hanjabaado badan oo ay muslimiinta ku leeyihiin "ha moodina haddaad naga fakateen oo aam Madiina tagteen inaad ku nabad gelaysaan".
  • Axmed iyagoo ku hanjabay inay xukunka ka tuuri doonaan dowlada, waxaana mas'uuliyiinta xukuumadu ay ku eedeeyeen xoogagan inay garabsanayaan dagaalyahano shisheeye ah.