Qeexid

"(-llo, m.dh) Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hangool oo kali ah:
  • Ottawa: Habaynkii Afsoomaaliga iyo Hangoolkii Saciid Saalax Waxaan isku dayayaa inaan halkaan si kooban u gu soo gudbiyo muuqaalkii iyo nuxurkii kulan August 7dii 2010, lagu qabtay Ottawa, caasumada dalka Kanada.
  • Dadka intii garatay in wuxu ay Hangool yihiin, haseyeeshee meesha aan ka malaysanaynin, waxaad mooday inay ku farxeen, markii Saciid u xaqiijiyay.