Qeexid

Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hangaraarac oo kali ah:
  • Waxay ahaataba, hangaraarac hal lug uma dhutiyee waxaa noo dhooban kuwo aan rooxaamo ku kicinno, oo deetana aynu ku gaarno danta aan ka leennahay.
  • Waxay ahaataba, hangaraarac hal lug uma dhutiyee waxaa noo dhooban kuwo aan rooxaamo ku kicinno, oo deetana aynu ku gaarno danta aan ka leennahay.