Qeexid

"Dabayl kulul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanfi oo kali ah:
  • Waaciye waa degmo jawigeedu aad u wanaagsan yahay taasoo keenta in dad badani ay yimaadaan xilliga xagaaga, goortaas oo ay boosaaso dad badani ka xagaa baxaan hanfida kulul ee ka jira darteed.
  • Laakiinse dabeyshii Caafimaad ee aad ka hadashay waxay noqotay sidii dabayl hanfi ah, sideedaba hab maamul aan ku dhisneyn cadaalad iyo sinaan unkadkeeda, wuxu ku dhamadaa fashil.