Qeexid

"H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal."

Qeexid Kale

ld hanaqaadid.

Qeexid Xigta

Diric, geesi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanaqaad oo kali ah:
  • -Dagaalka xoogan ee BBC-du kaga soo horjeedo Islaamka iyo Muslimiinta iyo u ololeynteeda inaan maamul Islaami ah ka hanaqaadin dalka Soomaaliya.
  • Shucladdii ugu horeysay ee hanaqaaday waxay ahayd Saxaafadda qeybaheeda Jaraa'idka oo si aan xad lahayn u hanaqaaday, inkastoo Idaacaduhu dhowaan soo ifbaxeen.