Qeexid

"(-qyo, m.dh) Dhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanaq oo kali ah:
  • Shucladdii ugu horeysay ee hanaqaaday waxay ahayd Saxaafadda qeybaheeda Jaraa'idka oo si aan xad lahayn u hanaqaaday, inkastoo Idaacaduhu dhowaan soo ifbaxeen.
  • Kolkii ay hanaqaadday hankeeda iyo hiyigeedu waxay ku wadeen xiddigaha, nacab baa se legday.