Qeexid

"Cadaawad, nacayb."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanaayo oo kali ah:
  • Dhawaana waxa la qaban doonaa shir balaadhan oo lagaga wada tashanaayo habka ictiraaf raadinta Somaliland. iii.
  • Godob iyo hanaayo iyo eed la igu haaraamo, adyadiyo habaarkiyo gefkaan, kala hawoodaay’e.