Qeexid

"Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hamuu oo kali ah:
  • Maareeyaha wakaalada Biyaha ee Boorama, warbixinta kadib wuxuu hawlwadeeno ka tirsan wargeyska Haatuf uu soo mariyay goobaha hawshaa mashruuca biyo-gelintu ay ka socoto hadda ee dooxa Dhamuug iyo dhismaha kaydka biyaha ee buurta Faraxyood.
  • Waa beege lagu dhereriyo heerka gahayrnimo, bisayl iyo u debecsanaan ee falceliska bulsho ee ku aadan iimaha madaxda caynaanka Haddii taa la waayo, maamulkaa laguma tilmaami karo mid hayin ah, oo leh moqor hamuun tira bulshada.