Qeexid

"Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan."

Qeexid Xigta

Niyad, laab. ld qammi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hammi oo kali ah:
  • Fahamkan wanaagsan ee qoraagu sahlay waxa uu uga gol lahaa inuu tixraac u sameeyo qorayaasha hadda iyo kuwa danbe ee fanka iyo suugaanta ku hamminaaya inay wax badan sii gudagalaan suugaanta hooyo.
  • Waxaa dadka iyo dalkaba ka dhawrayaa rajo aad u badan labada halyeey ee hadda la suray baalkii madaxtinimo ee Soomaaliya inay ka saaraan dhibka iyo hammi jabka ka muuqdo dadka iyo dalka.