Qeexid

"eeg hambee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambayn oo kali ah:
  • Sidaa darted marka dhinacyo dhawra laga eego waxa la odhan karaa dawladaha carabtu uma hambayn dadka reer Somaliland dhinac siyaasadeed iyo dhinac dhaqaaleba.
  • Jamhuuriya: Waxa jira cabashooyin gobollada iyo degaannada qaar ka soo yeedhaya oo leh xisbigiina sidii aannu ugu lisnay noogumuu hambayn, iyadoo gobollada qaar ka cabanaya dhinaca saami-qaybsiga shirar beeluhu qabsadeen, bal ka warran arrimahaas.