Qeexid

"Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambalyo oo kali ah:
  • Geedi oo hambalyo u direy maamulka PL Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Prof.
  • HAMBALYO: ku socota Nabadoonada guud ee Beesha Ciise Maxamuud ee Jubooyinka.