Qeexid

"Cid hambalyo u jeedin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambalyee oo kali ah:
  • War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayuu Mahiga ugu hambalyeeyay ergada dastuurka ansixisay, oo uu sheegay in ay qabteen howl muhiim ah.
  • Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa u hambalyeeyay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya isagoo kula dardaarmay in xilkiisa uu u guto si daacad ah oo ay danta dalka iyo dadka ku jirto.