Qeexid

"eeg hambalyee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambalyayn oo kali ah:
  • Khatarka Dabka Korontada Burco Marka hore waxaan bahda wargeyska Haatuf u soo gudbinayaa salaan aad u qiimo badan, aniga oo idinku hambalyaynaya sida diiran ee aad noogu soo gudbisaan wararka diiran ee dalka iyo dibaddaba.
  • Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa u hambeelyeey Kooxda Horseed, waxaana uu sheegey in Kooxda kalana ay dadaal sameeyeen uuna u hambalyaynayo.