Qeexid

"ld hambasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hambad oo kali ah:
  • "Waxaan oran lahaa dagaalada hala joojiyo, hana la badbaadiyo hambada shacabka ee hartay, waayo koox walba waxay doonaysaa inay dadka maamusho" ayuu yiri Indho-cade oo sheegtay in mas'uuliyada aysan koox kaligeed qaadayn.
  • Soomaalida markii muddo ka badan 20 sano ka badan ay isku jabtay oo ay isku dhamaatay waxaa hadda cadawgu isu soo baahaystay inuu isa sii raaciyo, si dhib yar, inta yar ee hambada ah ee ka hartay.