Qeexid

"(-yo, m.dh) Dhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld haamadday."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hamaday oo kali ah:
  • Shariif ayaa sheegay in xilligii dagaalka uu dhamaday, islamarkana dhammaan Soomaalida ay tahay in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa xasiloonidii dalka.
  • Waxaana berigaa hamadayda kiciyay Madaxweynihii Maraykanka ee John F. Kennedy iyo …… ayaa tusaale ii ahaa.