Qeexid

"Uubatada keeda lab."

Qeexid Xigta

Geesi, wabar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halyey oo kali ah:
  • Janaraal Daa'uud oo ahaa halyey Soomaaiyeed ayaa dowladii Kacaanka ugu magacdartey dugsi badan iyo xusidii ugu weyneyd oo aheyd koobka kubada Cagta iyo kubadda kolleyga.
  • Ibrahim Megag Samater waxaa uu ahaa halyey taariikhda Somaliland kaga jiray baal-dahaba kana soo qayb qaatey halganadii kala gadisnaa ee daarnaa dhismaha dawladnimo ku dhisan caddaalad, wada-tashi iyo kalsoonida shacbigeeda.