Qeexid

"ld halqabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halqabsi oo kali ah:
  • Wuxuuna ahaa halyey maansoyahan ah oo tixihiisu ay ku dhegen yihiin maanka iyo laabaha inta hammuunta u leh maansada iyo murtida Soomaalida, gaar ahaanna inta aan carrabkoodu dhigin halqabsiyada iyo hal-ku-dhigyada ku jira tixihiisa, ee caanka noqday.
  • Taas ayaan keenta in bulsho kastaa ay huwiso hanadyada iyo horyaaladda guusha u hanta halqabsiyada ah hogaamiye iyo halyeey.