Qeexid

"ld halqabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halqabsad oo kali ah:
  • Halkaana waxaan jecelahay inaan ku halqabsado oo aan fikradayda xal doonka ah gaadhsiiyo musharaxiintii ku tartamaysay jagada madaxweynenimada ee Somaliland ee xisbiyadda saddexda ah ka socotay.
  • Axmed waxaaan ku halqabsaday in badan oo maansooyinkayga ka mid ah.