Qeexid

"Wixii la halmaala: wixii la xariira."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halmaal oo kali ah:
  • Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya dadaalka Mareykanka ka jira ee Afka Soomaaliga la halmaala.
  • Waxaan filayay in ay xaflad aroos iyo wixii la halmaala igala hadasho.