Qeexid

"ld halaagid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hallig oo kali ah:
  • Qarax ismiidaamin ah oo la fashiliyey Ninka is-halligay ayaa lumiyay kontoroolka gaariga uu waday, kuna dhuftay darbi kaddib markii ay ka horyimaadeen ciidamada ammaanka ee wareega.
  • Far haddii la dhaqaajiyo waxaa la moodayaa in la halligmayo.