Qeexid

"Wax qarribid."

Qeexid Xigta

Ku h.: qof wax ku aaminid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hallee oo kali ah:
  • Arsenal Oo Kaabiga U Saaran Hanashada Arsenal ayaa sii wada in ay hoggaanka u hayso tartanka ciyaaraha Ingiriiska, kadib markii 2-0 ay kaga badisay Bolton, sidaana ay ku halleeshay guusheedii 11aad oo xidhiidh ah.
  • Waqtigii ugu dambeeyay, dhalleecaynta Ronaldo waxay ahayd, markii uu ku laabtay Brazil bishii February, oo ahayd intii lagu jiray dabaal-degii Rio, markaas oo uu ku hawlanaa sidii uu u soo kaban lahaa.