Qeexid

"eeg hallee. ld hallays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hallayn oo kali ah:
  • Ardayda reer Somaliland waxay isku hallaynayeen jaamacadda deeqda u fidisay oo ay is lahaayeen jaamacadda ayaa madaarka baabuur idinka qaadi doonto oo guryo idin geyn doonta, sidaa darteed inay imanayaan cidna uma soo sheegin, laakiin taasi may dhicin.
  • Ugu dambayntii waxaan dadweynaha reer Hargeysa u soo jeedinayaa inay iska guraan xashiishkaas oo aanay isku hallayn ciddii hawshaa lahayd ee dayacday, maadaama ay xilliyadii roobabku soo dhowyihiin.