Qeexid
Isku ladidda wax qabashadooda la isku lado; baylax, dacdarro.
Isku ladidda wax qabashadooda la isku lado; baylax, dacdarro.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax baylahin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halladaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -latay, -ladatay
Qeexid: Madhab raacid in muddo ah.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld halhaleel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hallee. ld hallays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hallayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hadalla'aan m.dh Aamusnaan.
m.dh
Qeexid: Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Qeexid Xigta: Geedka dharkeynka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Jiiraggo'; daal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geeri.
Qeexid Xigta: ld hadaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
Qeexid Xigta: ld hadaadumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la halleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hallow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Wax meel ku jiray qubasho.
Qeexid Xigta: Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax lumid.
Qeexid Xigta: Wax qarraabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax qarribid.
Qeexid Xigta: Ku h.: qof wax ku aaminid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]