Qeexid
Qof aan gabay fiican aqoon oo hadba hal soo rida.
Qeexid Xigta
Gabarey-maanyo.
Qof aan gabay fiican aqoon oo hadba hal soo rida.
Gabarey-maanyo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.l) Nooc libaax-badeedka ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waqtiga kulul meelaha aan geedaha lahayn isgelinta iduhu ay madaxa isgeliyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Qeexid Xigta: Eray; hadal.
Qeexid Kale: H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Neef geel dhedig ah oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dulucda hadalka ku jirta.
Qeexid Xigta: Hadal kooban oo murti xambaarsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]