Qeexid

"Xaalad waxyeello weyn keenta."

Qeexid Xigta

H. ah: khatar ah (meel).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halis oo kali ah:
  • Hoggaamiyaha mucaaradka Mustafa Abdel Jalil ayaa ka digay halis ka imaan karta taageerayaasha Col.
  • Dhaawaca sarkaalkani ayaa la sheegay in uu yahay mid halis ah, iyadoo labada lugood ay ka gaareen firiradii Qaraxa, waxaana wararku sheegayaa in hadii wax looga qaban waayo isbitaalka Boosaaso oo la dhigay in dibada loo qaadi doono.