Qeexid

"Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haliil oo kali ah:
  • Morgan wuxuu si weyn u dhaliilay waqtiga la siiyay murashaxiinta doorashada u taagan, isagoo xusay inuu yahay waqti aad u gaaban, una muuqata in cid gaar ah loogu daneynayo.
  • Waxa uu aad u dhaliiley Ciidanka waxaana uu sheegey in 90% ay iyaku yihiin kuwa fawdada wadada, waxaana uu ammaan u jeediyay shacabka oo uu sheegey in ay yihiin dad wanaagsan oo la shaqeeya Ciidamada kuwooda fiican.