Qeexid
Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
[-heeyay, -haysay]
halheeeeyay
halheeaysay
f.g2Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -heeyay, -haysay
Qeexid: Wax isu xilsaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -heeyay, -haysay
Qeexid: Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin.
Qeexid Xigta: Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax qarribid.
Qeexid Xigta: Ku h.: qof wax ku aaminid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Neef geel dhedig ah oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Qeexid Xigta: Eray; hadal.
Qeexid Kale: H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Nafley dhaawac culus gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halhee. ld halhays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
Qeexid Xigta: ld halhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: halhaleel fk. Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli.
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Ul weyn wax la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: hayeeshee xi. Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel4.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn.
Qeexid Xigta: Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid.
Qeexid Kale: ld qalwi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -waday, -watay
Qeexid: Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Wax har u yeelid.
Qeexid Xigta: Wax iftiin ka qarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Wax fallisid.
Qeexid Xigta: Wax hammi gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah masaska.
Qeexid Kale: Jinni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Qof dhintay quraan u akhrin.
Qeexid Xigta: Digsi dabool saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Timo rag, jilicsan oo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]