Qeexid
Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax u dagaalamid ama u loollamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Waran, ul iwm cid ku tuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-mayaal, m.l/dh) Madaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto.
Qeexid Xigta: Tuuryo gacameed.
Qeexid Kale: H. ah: ul weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: ld halaagan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) ld halaagan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halgan3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la hagay ahaansho (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halgaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Ul weyn wax la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof dulman ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof diifi ka muuqato ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halgaadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Neef geel dhedig ah oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]