Qeexid

"(-mayaal, m.l/dh) Madaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halgame oo kali ah:
  • Waa maalin mudan in loo duceeyo intii ku geeriyootay halgankii dheeraa ee dalka loo soo maray. 18May waa maalin mudan in laga farxiyo agoontii iyo dumarkii ay ka tageen halgameyaashaasi.
  • Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu ku guulestay in Qaramada Midoobay uu ku qanciyo in la isfeersuro calanka Taliyaaniga iyo kan Soomaaliya sanadkii 1954tii.