Qeexid

"Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood."

Qeexid Xigta

Meel ama wax muhiim ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halbowle oo kali ah:
  • Ciidammada oo u badnaa booliis ayaa xiray jidka Maka Al-Mukarama oo halbowle u ah isku socodka gaadiidka qaybaha ay dowladdu ka maamusho Muqdisho, iyagoo sidoo kalena albaabadda isugu dhuftay ganacsiga deegaanadaasi.
  • Arrimaha mu’allifku kaga hadlayana waxa halbowle u ah falsafad iyo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida.