Qeexid

"(-gyo, m.dh) Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dherer, seken, ammin, kiilogaraam, cuf iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halbeeg oo kali ah:
  • Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.
  • Dhudhun waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey.