Qeexid
ld halamash.
Qeexid Xigta
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid. ld halamash.
ld halamash.
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid. ld halamash.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si halamash ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halamashlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socod kala daadsan oo si fool xun loo socdo. ld halamashle (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lugabbaxsi; manjabbaxsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Holac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah shimbiraha ugaarsada.
Qeexid Xigta: Geesi, halyeey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Socod raaxaysi leh meel aan fogayn ku tegid.
Qeexid Xigta: Safar dalxiis ah meel dheer ku tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Timo rag, jilicsan oo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halase.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Uumi kulul.
Qeexid Xigta: Olol.
Qeexid Kale: H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah masaska.
Qeexid Kale: Jinni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg halacso. ld halacsad, halacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg halabso. ld halabsad, halabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baaba'; le'asho.
Qeexid Xigta: ld halaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhaldhalaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xoolo lafo ruugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ruugista xooluhu ruugaan lafaha.
Qeexid Xigta: ld halaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hawl la qabtay wax ka soo baxa.
Qeexid Xigta: H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay.
Qeexid Kale: Hanti xoolaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]