Qeexid

"Nafley dhaawac culus gaarsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halakee oo kali ah:
  • sano kadib dadka Somaliyed nasiib xumadoda waxa halakeeyay qab qablayal dagaal, waxase xaqiiqada ay tahay in hadii shacabku aysan u bisleyn helitanka nidaam iyo kala danbeyn ay ku sii jirayaan fowdada iyo kala danbeyn la'aanta.
  • Dhinaca kale Brundi ayaa diyaar u ah in ay ciidan u soo dirto wadanka Somalia taas oo qeyb ka ah ciidamda 8000 ah oo la filayo in Au u soo dirto wadanka dagaalada halakeeyeen.