Qeexid

"Uumi kulul."

Qeexid Kale

H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.

Qeexid Xigta

Olol.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halac oo kali ah:
  • Maxamed Xasan Dhalac.
  • Dhalliisha laga dhex halacsado dareen ahaan waxa lagu illaawaa tayada loogu dhex tago ujeeddo iyo nuxur ahaan.