Qeexid

1.Hawl si degdeg ah u qabasho.2.Halaanhal tirin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halaanhali oo kali ah:
  • "Saxardiid hagoog siduu u galay heesna tirin waaye intii uu kadeedkani hirgalay muu halaanhaline sababtuu fankii uga hadhgalay la hubsan doonee."
  • "Saxardiid hagoog siduu u galay, heesna tirin waaye. intii uu kadeedkani hirgalay, muu halaanhaline. sababtuu fankii uga hadhgalay, la hubsan doonee".