Qeexid

"Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo."

Qeexid Xigta

Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halaanhal oo kali ah:
  • "Saxardiid hagoog siduu u galay heesna tirin waaye intii uu kadeedkani hirgalay muu halaanhaline sababtuu fankii uga hadhgalay la hubsan doonee."
  • "Saxardiid hagoog siduu u galay, heesna tirin waaye. intii uu kadeedkani hirgalay, muu halaanhaline. sababtuu fankii uga hadhgalay, la hubsan doonee".