Qeexid

(-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halaagan oo kali ah:
  • Arimahaas kor ku xusani waa waxyaabaha ku kalifay qaaradan ehelkeedii in ay doonyo habeen iyo dharaar ku tahriibaan amaba isku dayaan inay si uun uga baxaan halaagan boqolaalka qof ku habsaday si ay ehelkooda maruun wax ku filan ugu soo helaan.