Qeexid

"Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hal-adayg oo kali ah:
  • Mar labaad ayay mucaaradku hal-adayg la yimaadeen iyo dagaal ka fool-ka fool ah iyo dadaal diblomaasiyadeed taas oo kala dadaadisay qorshihii Itoobiyaanka kana dhigtay DFKM mid aan dhiman, noolayna.
  • Intaa ka dib waxa iyaguna in tiraab laga celiyo mudan dhaliilihii uu barnaamijka Hal-adayg ee habeen hore TV-ga ka baxay xanbaarsanaa iyo weliba weedhihii caydu ka dhadhamaysay ee ka soo yeedhay rag weliba lagu tiriyo odayaasha saxaafadda.